Somaliland oo codsatay in la aqoonsado si ay ula dagaalamaan Burcad-badeeda iyo Argagaxisada

Maamulka Somaliland ayaa dedaal badan ku bixinaya sidii ay u heli lahaayeen aqoonsi ay ku helaan dowlad madax-bannaan, waxa ayna marar badan waddamada caalamka ka codsadeen in ay u aqoonsadaan dowlad gaar ah. Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah eeĀ  Somaliland, Marwo Rooda Jaamac Cilmi, ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay … Continue reading Somaliland oo codsatay in la aqoonsado si ay ula dagaalamaan Burcad-badeeda iyo Argagaxisada